Imaaraatka Tartanka Geela iyo Fardaha ayaan ku ogeyn Goormey Siyaasad barteen !!

Faragelinta Soomaaliya waxay soo martey Heerar kala duwan gaar ahaan Xiliyadii Dagaalada Sokeeye, waxaana  Feregelintii ugu horeysey ka timid Dowlada Mareykanka waana la ogaa halkii uu Maraykan ka baxay iyo Dhibaatadii ay keentey faragelintaas.hase yeeshee Faragelintaas Mareykanka weli waa taagan tahay isagoo adeegsanay Wadamo kale.  Waxaa ku xigey Dowlada Liibiya oo iyana faragelinteeda ahayd mid  ay ku … Continue reading Imaaraatka Tartanka Geela iyo Fardaha ayaan ku ogeyn Goormey Siyaasad barteen !!